Online Bible

- Reklamy -

Markos 13:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Waa sida nin safar u socda, oo gurigiisa ka tagay wuxuuna maamulka u dhiibay shaqaalihiisa, shaqaala walbana wuxuu sameynayo ayuu u sheegay, kan albaabka waardiyeeyana wuxuu ku yiri ila socodsii wax walba.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Waa sidii nin dal kale tegey oo gurigiisii kaga tegey. Addoommadiisa ayuu amar siiyey, nin walbana shuqulkiisa; wuxuuna amray albaabjoogahu inuu soo jeedo.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

34 Wa sidi ninko usafrey dal fog, waẖu ḋafey guri gisa, waẖu siyey adoma disa amar nin walba shughul kisa, waẖu amrey ninki jogey irida ha sojedo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

34 Waa sidii nin dal kale tegey oo gurigiisii kaga tegey. Addoommadiisa ayuu amar siiyey, nin walbana shuqulkiisa; wuxuuna amray albaabjoogahu inuu soo jeedo.

Viz kapitola kopírovat

Markos 13:34

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy