Markos 13:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Wuxuuna diri doonaa malaa’igtiisa si ey aduunka oo dhan uga soo ururiyaan dadka uu doortay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Markaasuu wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa, oo kuwuu doortay ayuu ka soo ururin doonaa afarta jahood ee meesha dhulka ugu fog ilaa meesha cirka ugu fog. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Kolkasu diri dona malaigyal kisa, asagana waẖu kasoarurinaya kuwu dortey afarta jaha, tan iyo sohdinti duniyeda tan iyo sohdinti i̱rka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Markaasuu wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa, oo kuwuu doortay ayuu ka soo ururin doonaa afarta jahood ee meesha dhulka ugu fog ilaa meesha cirka ugu fog. Viz kapitola |