Markos 13:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 “Rabbigu haddii uusan maalmahaas gaabin, qofna ma badbaadi lahayn. Laakiin Illaahey dadkiisa uu doortay dartood ayuu waqtiga u gaabiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Oo haddaan Rabbigu wakhtigaas gaabin, ninna ma uu badbaadeen, laakiin kuwuu doortay aawadood ayuu wakhtigaas u gaabshay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Hadusan Ilahey yareynin berya has ma fakaden korkasta, ilowse kuwi dor ah dara dodha oudorey wa uyareyey berya has. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Oo haddaan Rabbigu wakhtigaas gaabin, ninna ma uu badbaadeen, laakiin kuwuu doortay aawadood ayuu wakhtigaas u gaabshay. Viz kapitola |