Online Bible

- Reklamy -

Markos 13:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Ma aragtaan dhismahan weyn? Halkan laguma dhaafi doono dhagax dhagax kale dul saaran, kuli waa la burburin doonaa.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Ciise wuxuu ku yidhi, Guryahan waaweyn ma arkaysaa? Halkan lagu dul dayn maayo dhagax dhagax kale dushiisa oo aan la dumin doonin.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Ma aragta ḋisid dan waweyn? Inta kumaharayo ḋagaẖ ḋagaẖ kale kor kisa onlafujineynin.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

2 Ciise wuxuu ku yidhi, Guryahan waaweyn ma arkaysaa? Halkan lagu dul dayn maayo dhagax dhagax kale dushiisa oo aan la dumin doonin.

Viz kapitola kopírovat

Markos 13:2

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy