Markos 13:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Haddii qof saaranyahay gurigiisa korkiisana gurigiisa yuusan galin si uu wax ugala soo baxo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Kii guri fuushanuna yaanu guriga u soo degin oo gelin inuu wax ka soo qaato. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 iyo ki fula sarta korkedha, yusan usodegin aghalka, yusan galin inu kaghato ghalab aghal kisa, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Kii guri fuushanuna yaanu guriga u soo degin oo gelin inuu wax ka soo qaato. Viz kapitola |