Markos 13:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 “Walaal ayaa walaalka kale in la dilo u gacangelin doona, waalid ayaa caruurtooda gacangelin doona, caruurna waxey kasoo horjeesan doonaan waalidkood oo wey dili doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Walaalba walaalkiis wuxuu u dhiibi doonaa in la dilo, aabbena wiilkiis, carruurna waalidkood ayay ku kici doonaan, oo dhimasho ay gaadhsiin doonaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 Walalna waẖu biẖin walal kis ha ladile, abana a̱nug gisa, ilmahana waẖay kukaa̱yin walid kodha, waẖay ukenayin ajal. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Walaalba walaalkiis wuxuu u dhiibi doonaa in la dilo, aabbena wiilkiis, carruurna waalidkood ayay ku kici doonaan, oo dhimasho ay gaadhsiin doonaan. Viz kapitola |