Markos 13:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise goortii uu macbadka ka baxayay mid xertiisi ka mid ah ayaa ku yiri, “Macalinow, fiiri dhagaxan weyn iyo dhismahan quruxda badan!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortuu macbudka ka baxay, xertiisa midkood ayaa ku yidhi, Eeg, Macallimow, dhagaxyada iyo dhismaha siday u weyn yihiin! Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Kolku kasobaẖeyey betmaghdeska, asaẖab tisa mid kodha waẖu kuyiri: Maa̱lin firi ḋagaẖ sidee iyo ḋisid sidee! Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Goortuu macbudka ka baxay, xertiisa midkood ayaa ku yidhi, Eeg, Macallimow, dhagaxyada iyo dhismaha siday u weyn yihiin! Viz kapitola |