Markos 12:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 “Maxey kula tahay inuu ninka beerta leh iyaga ku sameyn doono? Wuu u imaan doonaa oo dili doonaa kiroolayaasha beerta canabka ahna wuxuu siin doonaa kuwa kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu samayn doonaa? Wuu iman doonaa oo beerreyda dili doonaa, dad kalena ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Maẖu subin hade ninki laha sabibta? Wa imani, waẖu ḋumin berfaloyinki, sabibtana waẖu uḋibaya kuwa kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu samayn doonaa? Wuu iman doonaa oo beerreyda dili doonaa, dad kalena ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa. Viz kapitola |