Online Bible

- Reklamy -




Markos 12:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 “Kadibna ninkii beerta lahaa waxaa u haray wiilkiisii kaliya ee uu jeclaa. Markii ugu dambeysay ayuu wiilkii diray isaga oo yiri, waxaa laga yaabaa iney xushmeeyaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Weliba wuxuu lahaa wiil keliya oo uu jeclaa. Kolkii ugu dambaysay ayuu u soo diray isagii, oo wuxuu yidhi, Wiilkayga way maamuusi doonaan.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Hadana waẖu ghabey wilko, asagana wa uje̱la; marki dambe waẖu direy asaga, waẖu ḋehey: Waẖay kaa̱bsanayin wil keyga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

6 Weliba wuxuu lahaa wiil keliya oo uu jeclaa. Kolkii ugu dambaysay ayuu u soo diray isagii, oo wuxuu yidhi, Wiilkayga way maamuusi doonaan.

Viz kapitola kopírovat




Markos 12:6

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy