Markos 12:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Iyaga oo dhan waxey sadaqeysteen wax yar oo ka mid ah hantidoodi, laakiin iyadu waxey bixisay waxey lacag ka qabtay oo ey ku sii noolaan lahayd.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 Waayo, kulligood waxay kaga rideen waxoodii badnaa, iyaduse miskiinnimadeeday kaga ridday wixii ay lahayd oo dhan, xataa wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)44 sababti kuwas kuli waẖay kagariden waẖi kabatey, ilowse tan maskinima dedha ḋaẖdedha waẖay kuridey waẖay haysatey oḋan, tan iyo risighedha oḋan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 Waayo, kulligood waxay kaga rideen waxoodii badnaa, iyaduse miskiinnimadeeday kaga ridday wixii ay lahayd oo dhan, xataa wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan. Viz kapitola |