Markos 12:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Daa’uud ayaa Ruuxa Quduuska ah ka dhex hadlay oo yiri, “ ‘Rabbiga ayaa Sayidkeyga ku yiri, “Fariiso gacanteyda midig illaa aan cadowgaaga cagahaaga hoos keeno.” ’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Daa'uud qudhiisuna, isagoo Ruuxa Quduuskaa ku hadlaya, ayuu wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada cagahaaga hoostooda geliyo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Sababti Daud naftisa waẖu kuhadley ẖogi Nafta Ghudus ah: Ilahey waẖu kuyiri Siydiy keyga: Faḋiso midig teyda tan iyo intan kagelinayo a̱dowa dadha a̱ga hadha hostodha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Daa'uud qudhiisuna, isagoo Ruuxa Quduuskaa ku hadlaya, ayuu wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada cagahaaga hoostooda geliyo. Viz kapitola |