Markos 12:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Ciise goorta uu arkay inuu si wanaagsan u jawaabay ayuu ku yiri, “Boqortooyada Illaahey kama fogid.” Waqtigaas kadibna qof ku dhaca inuu Ciise su’aal weydiiyo ma jirin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Markii Ciise arkay inuu miyir ku jawaabay, wuxuu ku yidhi, Boqortooyada Ilaah kama aad fogid. Markaas dabadeed ninna kuma dhicin inuu wax weyddiiyo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)34 Yesu kolku arkey inu kujawabey aghli, waẖu kuyiri: Kama fogid suldanimadi Ilahey. Kaba̱di ghofna kuma ḋei̱n inu warsado hadal. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Markii Ciise arkay inuu miyir ku jawaabay, wuxuu ku yidhi, Boqortooyada Ilaah kama aad fogid. Markaas dabadeed ninna kuma dhicin inuu wax weyddiiyo. Viz kapitola |