Markos 12:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Kan ugu muhiimsan waa kan, ‘Reer binu Israa’iilow maqla, Rabbiga Illaaheena ah waa hal Sayid. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Kan ugu horreeyaa waxaa weeye, Maqal, Israa'iilow, Rabbiga Ilaaheenna ah waa Rabbi keliya. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Yesu waẖu ujawabey: Ki kahoreya amaryado ḋan wa kan: Maghal, Israel! Ilahey Rabi gayna wa Rabigo, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Kan ugu horreeyaa waxaa weeye, Maqal, Israa'iilow, Rabbiga Ilaaheenna ah waa Rabbi keliya. Viz kapitola |