Markos 12:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Mid ka mid ah macalimiinta sharciga Muuse ayaa yimid oo maqlay iyagoo doodaya. Wuxuu ogaaday in Ciise jawaab fiican iyaga ugu jawaabay, markaas ayuu weydiiyay, “Amarrada oo dhan kee ugu muhiimsan?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Kolkaasaa culimada midkood u yimid, oo markuu maqlay iyagoo wada hadlaya, oo markuu gartay inuu si wanaagsan u jawaabay, ayuu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Qaynuunkee baa ka horreeya kuwa kale oo dhan? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Waẖa imadey kuwa fartayaghan midkodha omaghley ayako murmayan, waẖu gartey inu sifia̱n ugujawabey. Waẖu warsadey: Amar kee ba kahoreya kuwa kale oḋan? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Kolkaasaa culimmada midkood u yimid, oo markuu maqlay iyagoo wada hadlaya, oo markuu gartay inuu si wanaagsan u jawaabay, ayuu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Qaynuunkee baa ka horreeya kuwa kale oo dhan? Viz kapitola |