Markos 12:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Haddaba waxa ku saabsan sarakicidda, miyeydan ka akhrisan buuggii Muuse, iyo sheekada geedkii dabka ka ololayay, sida Illaahey u yiri, ‘Waxaan ahay Illaaha Ibraahim, Illaaha Isxaaq iyo Illaaha Yacquub.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Oo xagga kuwii dhintay in la sara kiciyo miyaydnaan kitaabkii Muuse ka akhriyin sidii Ilaah geedkii ugala soo hadlay oo yidhi, Anigu waxaan ahay Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Iyo khabarki meydadka korkodha iney sonolanayin, sow kamaeydan akhrinin kutubki Muse, meshi ẖananka, sidu kuyiri: Aniga Ilahi Ibrahim ah iyo Ilahi Isagh iyo Ilahi Yaghub? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Oo xagga kuwii dhintay in la sara kiciyo miyaydnaan kitaabkii Muuse ka akhriyin sidii Ilaah geedkii ugala soo hadlay oo yidhi, Anigu waxaan ahay Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub? Viz kapitola |