Markos 12:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Haddaba noo sheeg, yey xaaskiisa ahaan doontaa maalinta sarakicinta? Ileen toddobadooduba wey guursadeene?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay iyaga kee bay naagtiisii ahaan doontaa? Waayo, toddobadu way wada guursadeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)23 Bes ghiyamada ḋaẖdedha, kolkey sonoladan yay unoghon donta nag? Sababti todobadaba way gursaden. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay iyaga kee bay naagtiisii ahaan doontaa? Waayo, toddobadu way wada guursadeen. Viz kapitola |