Online Bible

- Reklamy -




Markos 12:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Waxeyna weydiiyeen, “Macalinow, Muuse wuxuu noo qoray haddii nin uu dhinto xaasna ka tago balse uusan caruur lahayn, waxaa walaalkiis ku waajiba inuu carmalada walaalkiis dumaalo uuna ka dhalo caruur walaalkiis dhaxasha.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Macallimow, Muuse wuxuu noo qoray, Nin walaalkiis hadduu dhinto oo naag ka tago isagoo aan ilmo lahayn, walaalkiis naagtiisa waa inuu dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Maa̱lin, Muse waẖu noḋigey, ghof walal kisa hadu ḋinto osḋafo nag asagon lehen ilma, walal kisa hadumalo, ha uḋale owlad walal kisa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

19 Macallimow, Muuse wuxuu noo qoray, Nin walaalkiis hadduu dhinto oo naag ka tago isagoo aan ilmo lahayn, walaalkiis naagtiisa waa inuu dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.

Viz kapitola kopírovat




Markos 12:19

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy