Markos 12:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Kadibna Ciise wuxuu iyagii ku yiri, “Siiya Kaysar wuxuu Kaysar leeyahay, Illaaheyna siiya wuxuu Illaahey leeyahay.” Aad ayey ula yaabeen isaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay. Wayna ka yaabeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Uguda kaysarka waẖu kaysarka leyahay, iyo Ilahey waẖu Ilahey leyahay. Ad bey uguyaben. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay. Wayna ka yaabeen. Viz kapitola |