Markos 12:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Waxey u keeneen diinaar, markaas ayuu Ciise iyagii weydiiyay, “Yuu sawirkiisa iyo magaciisa ku yaalaa diinaarkan?” Waxey ugu jawaabeen, “Kaysar.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Wayna u keeneen, oo wuxuu ku yidhi, Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan? Waxay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)16 Ikena dinarka an arke. Way kenen. Waẖu kuyiri: Yaleh masawar kan iyo a̱lwan kan? Waẖay kuḋehen: Kaysarka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Wayna u keeneen, oo wuxuu ku yidhi, Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan? Waxay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Viz kapitola |