Markos 12:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Ma bixinaa mise maya?” Laakiin Ciise wuu gartay labawejiilanimadooda, markaas ayuu ku yiri, “Maxaad iskugu dayeysaan inaad i shirqooshaan? Diinaar ii keena aan arkee.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Ma siinna mise ma siinno? Isaguse labawejiilenimadooda ayuu gartay, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad ii jirrabaysaan? Dinaar ii keena aan arko e. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Asagana waẖu gartey khayana dodha, waẖu kuyiri: Maẖad ijirabeysin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Ma siinna mise ma siinno? Isaguse labawejiilenimadooda ayuu gartay, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad ii jirrabaysaan? Dinaar ii keena aan arko e. Viz kapitola |