Markos 12:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Intey u yimaadeen ayey isaga ku yiraahdeen, “Macalinow, waan ognahay inaad nin daacad ah tahay dadkana aad barto wadada Illaahey ee runta ah. Dadkana waxaad ula dhaqantaa si isku mid ah, adigoo aan fiirinayn waxey yihiin, balse waxaad bartaa jidka Illaah ee runta ah. Haddaba ma banaantahay inaan Kaysar canshuurta siino mise ma banaana? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Goortay yimaadeen waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid, jidka Ilaahse aad run ku bartid. Ma xalaal baa in cashuur Kaysar la siiyo ama inaan la siin? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Kolkey imaden, waẖay kuḋehen: Maa̱lin, wan kunaghan inad tahay nin run ah, kamana a̱bsaneysid ghof, sababti ma firineysid ghof midab kisa, ilowse waẖad kubarta run jidki Ilahey: Ma ẖalalba in lasiyo kaysarka a̱nshur ama maya? Ma biẖina ama maeynan biẖineyno? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Goortay yimaadeen waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid, jidka Ilaahse aad run ku bartid. Ma xalaal baa in cashuur Kaysar la siiyo ama inaan la siin? Viz kapitola |