Markos 12:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kadib waxey soo direen Farrisiinta iyo dadkii boqor Herodos raacsanaa qaarkood si ey Ciise hadalkiisa qalad uga dhex helaan kadibna u qabtaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Waxay u soo direen Farrisiinta iyo Herodosiinta qaarkood si ay hadalkiisa ugu qabtaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖay udiren farisayalka iyo dadki Herode ghar kodha, ha kuẖirane hadal. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Waxay u soo direen Farrisiinta iyo Herodosiinta qaarkood si ay hadalkiisa ugu qabtaan. Viz kapitola |