Markos 11:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Goorta aad duceysaneysaanna waa inaad u cafisaan waxyaalaha kuwa kale idin ku sameeyeen, si Aabihiinna jannada ku jiro u cafiyo dembiyadiina.” [ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Oo kolkaad tukasho u taagan tihiin, cafiya haddii aad dad wax ku leedihiin, si Aabbihiinna jannada ku jiraa xumaantiinna idiin cafiyo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Idinkana kolkad utagan tihin salad a̱fiya, hadad ghof i̱l ughabtan; Aba hina i̱rka jirana ha idina̱fiye gef kina. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Oo kolkaad tukasho u taagan tihiin, cafiya haddii aad dad wax ku leedihiin, si Aabbihiinna jannada ku jiraa xumaantiinna idiin cafiyo. Viz kapitola |