Online Bible

- Reklamy -




Markos 11:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Subixii ku xigay xertii oo ag maraya geedkii berdaha ahaa ayaa waxey arkeen in geedkii oo salka ka qalalay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Subaxdii goortay ag marayeen, waxay arkeen geedkii berdaha ahaa oo xididdada ka engegay.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Subaẖdi kolkey marayen gedki tiniga, waẖay arken asago kaengegey ẖididadana.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

20 Subaxdii goortay ag marayeen, waxay arkeen geedkii berdaha ahaa oo xididdada ka engegay.

Viz kapitola kopírovat




Markos 11:20

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy