Markos 11:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markaas ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse waxyaalahan maqleen oo waxey bilaabeen iney raadiyaan wado ey ku dilaan, weyna ka cabsadeen, waayo dadkii oo dhan ayaa la yaabay wax baritaankiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markii wadaaddadii sare iyo culimadii maqleen, waxay doonayeen si ay u dilaan, waayo, way ka baqeen, maxaa yeelay, dadka oo dhan waxay ka yaabeen waxbariddiisa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 Wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan waẖay maghlen khabarka oydonen sey uḋumiyan, sababti way kaa̱bsaden, sababti makhlugha oḋan waẖay kuyaben i̱lmi gisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Markii wadaaddadii sare iyo culimmadii maqleen, waxay doonayeen si ay u dilaan, waayo, way ka baqeen, maxaa yeelay, dadka oo dhan waxay ka yaabeen waxbariddiisa. Viz kapitola |