Markos 11:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markii uu Ciise Yeruusaalem yimid kadib ayuu galay macbadka. Wax walbana si fiican ayuu u fiiriyay laakiin gabalkii wuu dhacay markaas ayuu u laabtay Beytaniya isaga oo ey la jiraan laba iyo tobankii xertiisa ahaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasaa Ciise Yeruusaalem yimid oo galay macbudka. Goortuu hareeraha iyo wax walbaba eegay, oo gabbalkiina dhacay, ayuu Beytaniya laba-iyo-tobankii ula baxay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Yesu waẖu galey Yerusalem iyo betmaghdeska gudahisa. Kolku firiyey kuli, waẖay eheyd makhrib, waẖu ulakae̱y Betaniya laba iyo tobanki. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Markaasaa Ciise Yeruusaalem yimid oo galay macbudka. Goortuu hareeraha iyo wax walbaba eegay, oo gabbalkiina dhacay, ayuu Beytaniya laba-iyo-tobankii ula baxay. Viz kapitola |