Markos 10:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Markaas ayey ugu jawaabeen, “Noo ogolow meesha ammaantaada in midkeenna fariisto gacantaada midigta kan kalana fariisto bidixda.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Waxay ku yidhaahdeen, Na sii inaannu fadhiisanno mid midigtaada, kii kalena bidixdaada xaggii ammaantaada. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Waẖay kuḋehen: Nasi anfarisane midko midig tadha midna bidaẖ dadha aman tadha ḋaẖdedha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Waxay ku yidhaahdeen, Na sii inaannu fadhiisanno mid midigtaada, kii kalena bidixdaada xaggii ammaantaada. Viz kapitola |