Markos 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayaa dad badan ka yimaadeen Yuhuudiya iyo Yeruusaalem si ey u dhageystaan Yooxanaa. Dembiyadooda markey qirtaanna wuxuu ku baabtiisayay webi Urdun. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Waẖay ukae̱n asaga dadki dalki yahud kuli iyo kuwi Yerusalem oḋan, waẖa lugubatisey kuli wobi Yordan, oyghirten dembi godha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya. Viz kapitola |