Markos 1:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Qoraxdi markey dhacday, dadkii ayaa Ciise u keenay kuwii xanuusanaa oo dhan iyo kuwii kale ee ruuxyada wasakhda leh qabay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Makhribkii goortay qorraxdii dhacday, waxay u keeneen kuwa buka oo dhan iyo kuwa jinniyo qaba. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)32 Kolkey eheyd makhrib oghoraẖda ḋa̱dey, waẖay ukenen kuwi jiranayen oḋan iyo kuwi jiniya ghaben. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Makhribkii goortay qorraxdii dhacday, waxay u keeneen kuwa buka oo dhan iyo kuwa jinniyo qaba. Viz kapitola |