Markos 1:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Ciise iyo xertiisi waxey aadeen Kafarna’um. Oo maalintii Sabtida Ciise wuxuu tagay sunagogga wuxuuna bilaabay inuu dadka wax baro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasay Kafarna'um galeen, oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Waẖay galen Kapernaum, markiba berigi sabato waẖu galey sunagug, osbarey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markaasay Kafarna'um galeen, oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray. Viz kapitola |