Markos 1:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Ciise oo ag maraya badda Galili ayaa arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros iyagoo shabaag badda ku tuuraya, waayo waxey ahaayeen kalluumaysato. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Markuu badda Galili ag marayay, wuxuu arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kuwa kalluun jillaabta. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)16 Gortu marayey ẖebti badi Galilaya, waẖu arkey Simon iyo Andrea, walal kisa, waẖay kuturayen shabagta bada, sababti waẖay ahayen jilabato. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Markuu badda Galili ag marayay, wuxuu arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kuwa kalluun jillaabta. Viz kapitola |