Markos 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 halkaas ayuuna afartan maalmood Shaydaanku ku jarribayay. Meeshaasna waxaa joogay xayawaan duureed, laakiin waxaa u yimid malaa’ig oo caawisay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Afartan maalmood buu cidlada joogay, Shaydaan baana jirrabay oo wuxuu la jiray dugaagga, malaa'igahuna waa u adeegeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖu jogey gelgesha ḋaẖdedha afartan beri, waẖa sherabey sheydan, waẖu lajogey bahalada, malaigyalka bauadegayen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Afartan maalmood buu cidlada joogay, Shayddaan baana jirrabay oo wuxuu la jiray dugaagga, malaa'igahuna waa u adeegeen. Viz kapitola |