Luukos 9:61 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub61 Mid kalana wuxuu yiri, “Rabbiyow, waan ku raacayaa, laakiin marka hore iga yeel inaan tago oo aan soo macsalaameeyo reerkeyga.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH61 Mid kale ayaa yidhi, Sayidow, waan ku raacayaa, laakiin horta ii oggolow inaan kuwa gurigayga jooga ku soo idhaahdo, Nabadgelyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah61 Mid kale ayaa yidhi, Sayidow, waan ku raacayaa, laakiin horta ii oggolow inaan kuwa gurigayga jooga ku soo idhaahdo, Nabadgelyo. Viz kapitola |