Luukos 9:59 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub59 Markaas ayuu Ciise nin kale ku yiri, “Isoo raac.” Laakiin wuxuu ku jawaabay, “Rabbiyow, marka hore iga yeel inaan tago oo aan soo duugo aabahay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH59 Mid kalena ayuu ku yidhi, I soo raac. Laakiin isagu wuxuu ku yidhi, Sayidow, horta ii oggolow inaan tago oo aabbahay soo aaso. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah59 Mid kalena ayuu ku yidhi, I soo raac. Laakiin isagu wuxuu ku yidhi, Sayidow, horta ii oggolow inaan tago oo aabbahay soo aaso. Viz kapitola |