Luukos 9:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 Markaas ayaa Yooxanaa Ciise ku yiri, “Sayidow, waxaan aragnay qof ruuxyo wasakh leh magacaaga ku bixinayay oo waxaan isku daynay inaan jooji ku dhahno, waayo nagama mid ahayn.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya, oo waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya, oo waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco. Viz kapitola |