Luukos 9:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub48 Kadibna wuxuu ku yiri, “Mid walboo cunuggaan magaceyga ku soo dhaweystaa wuu isoo dhaweystay, mid walboo aniga isoo dhaweystana wuxuu soo dhaweystay kii isoo diray. Waayo dhexdiina kan u hooseeya ayaa ugu weyn.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH48 markaasuu ku yidhi iyaga, Ku alla kii magacayga ku aqbala ilmahan, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, wuxuu aqbalaa kii i soo diray, waayo, kii idiinku wada yar, kaas ayaa u weyn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah48 markaasuu ku yidhi iyaga, Ku alla kii magacayga ku aqbala ilmahan, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, wuxuu aqbalaa kii i soo diray, waayo, kii idiinku wada yar, kaas ayaa u weyn. Viz kapitola |