Luukos 9:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Laakiin iyaga wuxuu ka hadlayay ma eysan fahmin. Waa laga qariyay, si ey waxba uga fahmin, weyna ka cabsadeen iney isaga weydiiyaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Laakiin hadalkaas ayay garan waayeen, waana laga qariyey si ayna u garan, wayna ka cabsadeen inay hadalkas wax ka weyddiiyaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Laakiin hadalkaas ayay garan waayeen, waana laga qariyey si ayna u garan, wayna ka cabsadeen inay hadalkas wax ka weyddiiyaan. Viz kapitola |