Luukos 9:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Xitaa wiilkii goortuu imaanayay ruuxii wasakhda lahaa dhulka ayuu ku tuuray oo gilgilay. Markaas ayaa Ciise canaantay ruuxii wasakhda lahaa, wiilkii ayuu bogsiiyay oo aabihiis u dhiibay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Intuu weli soo socday, jinnigii ayaa jeexjeexay oo gilgilay. Markaasaa Ciise jinnigii wasakhda lahaa canaantay, wiilkiina ayuu bogsiiyey oo aabbihiis ku celiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Intuu weli soo socday, jinnigii ayaa jeexjeexay oo gilgilay. Markaasaa Ciise jinnigii wasakhda lahaa canaantay, wiilkiina ayuu bogsiiyey oo aabbihiis ku celiyey. Viz kapitola |