Luukos 9:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Markii codkii hadlayay uu dhamaaday waxey arkeen Ciise inuu kaligiis yahay. Markaas ayey xertii iska aamuseen oo qofna uma sheegin waxey arkeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Goortii codkii ahaaday Ciise keliya ayaa la arkay; markaasay iska aamuseen, oo maalmahaas ninna uma ay sheegin wixii ay arkeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Goortii codkii ahaaday Ciise keliya ayaa la arkay; markaasay iska aamuseen, oo maalmahaas ninna uma ay sheegin wixii ay arkeen. Viz kapitola |