Luukos 9:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Butros iyo kuwii kale wey hurdeen, laakiin markey soo kaceen, waxey arkeen ammaantii Ciise iyo laba nin oo la taagan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Laakiin Butros iyo kuwii la jiray ayaa hurdo la cuslaaday; oo goortay tooseen ayay arkeen ammaantiisa iyo labadii nin oo la taagan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Laakiin Butros iyo kuwii la jiray ayaa hurdo la cuslaaday; oo goortay tooseen ayay arkeen ammaantiisa iyo labadii nin oo la taagan. Viz kapitola |