Luukos 9:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wuxuuna ku yiri, “Safarkaan ha u qaadanina ul, boorso, cunto, lacag ama shaar aad iska dheeraad ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina. Viz kapitola |