Luukos 9:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Markaas ayuu iyagoo dhan ku yiri, “Mid walboo xerteyda noqon raba waa inuu is naftiisa inkiraa oo iskutallaabtiisa maalin walba soo qaataa oona isoo raacaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Markaasuu wuxuu kulligood ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana maalin walba ha soo qaato oo ha i soo raaco. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Markaasuu wuxuu kulligood ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana maalin walba ha soo qaato oo ha i soo raaco. Viz kapitola |