Online Bible

- Reklamy -

Luukos 9:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Ciise intuu shantii kibis iyo labadii kalluun kor u qaaday oo uu cirka fiiriyay, ayuu Illaahey u mahadceliyay wuuna kala googooyay. Kadibna wuxuu siiyay xertii si ey dadka ugu qeybiyaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Markaasuu wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay, ayuu barakeeyey, oo kala jejebiyey, oo xertiisii siiyey, inay dadkii badnaa hortooda dhigaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 9:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy