Luukos 9:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Ciise ayaa ugu jawaabay oo ku yiri, “Siiya wax ey cunaan.” Markaas ayey ku yiraahdeen, “Waxaan haynaa shan kibis iyo laba kalluun oo kaliya, inaan tagno oo cunto dadkan oo dhan u soo gadno maahee.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Wuxuuse ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Annagu wax ka badan shan kibsood iyo laba kalluun ma hayno, inaannu tagno oo dadkan oo dhan cunto u soo iibinno maahee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Wuxuuse ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Annagu wax ka badan shan kibsood iyo laba kalluun ma hayno, inaannu tagno oo dadkan oo dhan cunto u soo iibinno maahee. Viz kapitola |