Luukos 9:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Rasuulladii markey soo laabteen, Ciise ayey u sheegeen waxyaalihii ey soo sameeyeen oo dhan. Markaas ayuu iyagii watay oo waxey aadeen magaaladii Beytsayda, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Rasuulladii markay soo noqdeen ayay isaga u sheegeen wixii ay sameeyeen. Wuuna waday oo keli ahaan u kaxeeyey magaalada Beytsayda la odhan jiray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Rasuulladii markay soo noqdeen ayay isaga u sheegeen wixii ay sameeyeen. Wuuna waday oo keli ahaan u kaxeeyey magaalada Beytsayda la odhan jiray. Viz kapitola |