Luukos 9:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalin ayaa waxaa dhacday Ciise inuu iskugu yeeray laba iyo tobankii xertiisa ahayd, wuxuu siiyay awood iyo xukun ey ku bixiyaan ruuxyada wasakhda leh iyo iney dadka ka bogsiiyaan cuduradooda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Laba-iyo-tobankii ayuu isugu yeedhay, wuxuuna siiyey xoog iyo amar ay jinniyada oo dhan ku saaraan oo ay cudurro ku bogsiiyaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Laba-iyo-tobankii ayuu isugu yeedhay, wuxuuna siiyey xoog iyo amar ay jinniyada oo dhan ku saaraan oo ay cudurro ku bogsiiyaan. Viz kapitola |