Luukos 8:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Kuwa kalana waxey ku dhaceen carro fiican, weyna soo baxeen oo mirro ayey dhaleen, boqol mar ka badan intii la abuuray.” Waxyaalahan goortuu yiri kadib, iyagii ayuu u wacay oo ku yiri, “Mid walboo dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen oo soo baxeen, waxayna midho dhaleen boqol jibbaar. Goortuu waxan yidhi, ayuu qayliyey oo yidhi, Kan dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen oo soo baxeen, waxayna midho dhaleen boqol jibbaar. Goortuu waxan yidhi, ayuu qayliyey oo yidhi, Kan dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo. Viz kapitola |