Online Bible

- Reklamy -

Luukos 8:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 “Nin beeraley ah ayaa u baxay inuu abuurkiisi beerto, markii uu beerayay, abuurkii qaar ayaa ku dhacay jidka agtiisa, waana lagu istaagay, oo kuwa kalana shimbirraha hawada ayaa cunay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Beerrey baa baxay inuu abuurkiisa beero, oo intuu beerayay, qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, oo waa lagu tuntay, oo shimbirrihii cirka ayaa cunay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

5 Beerrey baa baxay inuu abuurkiisa beero, oo intuu beerayay, qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, oo waa lagu tuntay, oo shimbirrihii cirka ayaa cunay.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 8:5

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy