Luukos 8:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 Ciise oo weli hadlaya ayaa qof ka yimid gurigii Yayros kaasoo hogaamiyaha sunagogga ahaa, oo wuxuu ku yiri, “Gabadhaadi wey dhimatay, ee ha dhibin macalinka.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Intuu weli hadlayay, waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid nin ku leh, Gabadhaadii waa dhimatay, ee Macallinka ha dhibin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Intuu weli hadlayay, waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid nin ku leh, Gabadhaadii waa dhimatay, ee Macallinka ha dhibin. Viz kapitola |