Online Bible

- Reklamy -

Luukos 8:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

47 Kadib naagtii ayaa aragtay in la ogaan doono, markaas ayey dadkii kasoo dhex baxday oo cagihii Ciise ku dhacday, una sheegtay waxey isaga u taabatay iyo sidii ey isla markii u bogsatay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

47 Naagtii goortay aragtay inaanay qarsoonaan karin ayay timid iyadoo gariiraysa, oo hortiisay isku ridday, oo u caddaysay dadkii oo dhan hortooda waxay u taabatay iyo siday markiiba u bogsatay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 8:47

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy